Maamulka Somaliland oo ka hadlay sababta loo xiray xaruntii Universal TV ee Hargeysa

Booliska Somaliland ayaa maanta albaabada u laabay xarunta uu telefishinka Universal ku leeyahay magaalada Hargeysa Agaasimaha Universal ee Hargeysa, Maxamed Caabi Digaale ayaa sheegay in askar boolis ah ay yimaadeen xilli ay ku guda jireen warkii duhurnimo, isla markaana ay shaqaalihii ka saareen xarunta. “Waxaa na soo diray wasaaradda warfaafinta ee Somaliland ayey yiraahdeen, waxaana … Continue reading Maamulka Somaliland oo ka hadlay sababta loo xiray xaruntii Universal TV ee Hargeysa